Faafreeb Pro
faafreep.bsky.social
Faafreeb Pro
@faafreep.bsky.social
Jubbada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Yoontooy ee duleedka magaalada Kismaayo
December 20, 2025 at 4:07 AM
Iska hor imaad sababay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo ka dhacay gudaha dalka Kenya [Warbixin].
December 19, 2025 at 9:56 AM
Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerareen fariisimaha maleeshiyaatka Murtadiinta ee xaafadaha Mukayga iyo Haanta dheer ee degmada Afgooye.

Weerarka Haanta dheer dhimashada waa 1 askari oo Murtad ah Dhaawaca waa 1 askari oo isagane Murtad ah.
December 19, 2025 at 7:05 AM
Howlgallo Lagu Naafeeyay CiIdamada Kenya oo ka Dhacay Gaarisa.

GUJI HALKAN. (faafreebpro.com/howlgallo-la...)
December 18, 2025 at 6:20 PM
Barn Andalus Podcast | Duullaanka Fikri ee Lagu soo Qaaday Caalamka.

Ka dhageyso halka hoose isagoo MP3 AH 👇

Gujji halkan (faafreebpro.com/barn-andalus...)
December 18, 2025 at 6:28 AM
Siyaasiyiinta Mucaaradka Ridada ayaa lagu wadaa in maanta shir kadhan ah Murtad Garguurte iyo kooxdiisa uga furmo magaalada Kismaayo [Warbixin].
December 18, 2025 at 5:43 AM
Dowladda Ridada Turkiga ayaa jaratay dhaqaalihii ay siin jirtay kooxda Ridada Soomaaliya , Xilli maamulka Garguurte uu ka cabanaya dhaqaala la'aan baahsan.
December 17, 2025 at 11:01 AM
Madaxii hore ee maamulka ridada ee Somaliland ayaa qiray in isku day dil uu ka badbaaday, isagoona niyad jab xoogan ka muujiyay xaalada uu marayo maamulkaas.
December 17, 2025 at 5:35 AM
Shir ka dhan ah Xasan Gurguurte oo ay ka qeybgalayaan xubnaha mucaaradka ridada ayaa saacadaha soo socda ka furmaya magaalada Kismaayo.
December 17, 2025 at 5:33 AM
Laamuu.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen Kolanyo Kufaarta Kenya ah oo ka baxay xero ku taala buurta Kaamoole kuna sii jeeday deegaanka Shangaani.

Baqtiga waa Sarkaal Kenyaati miino baara ah.vvvv
December 16, 2025 at 3:50 PM
Taliska Kufaarta Afrikaanta iyo kooxda Ridada Soomaaliya ayaa markale ku calaacalay inay heysato xaalad adag oo dhaqaala la'aan ah kadib kulamo kala duwan oo ka dhacay xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.
December 16, 2025 at 10:59 AM
Jaamacadaha iyo Isbitaallada magaalada Muqdisho ayaa iska diiday in xarumahooda lagu qabto doorashooyin ku sheegyada kooxda Riddada Soomaaliya [Warbixin].
December 16, 2025 at 5:44 AM
Jubbada Hoose.

Faahfaahin:

Waxaa tafaasiil laga helayaa dagaallo afar jeer lagu jabiyay Murtadiinta iyo duqeyn shalay ka dhacay agagaarka deegaanka Baarka ee duleedka magaalaa Kismaayo.

Dhimashada waa 4 Murtad.

Dhaawaca waa 7 Murtad.
December 16, 2025 at 4:38 AM
Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha Sahyuuniyada Yahuuda kasoo gaartay weerar ka dhacay dalka Australia.
December 15, 2025 at 11:10 AM
Askar Ka Tirsan Urur-gaaleedka Loogu Yeerro Qaramada Midoobay oo Lagu Diley Dalka Suudaan.

GUJI HALKAN. (faafreebpro.com/askar-ka-tir...)
December 14, 2025 at 6:55 PM
Toogasho Khasaare Geysatay oo ka Dhacdey Jaamacad ku Taalla Maraykanka.

GUJI HALKAN. (faafreebpro.com/toogasho-kha...)
December 14, 2025 at 6:29 PM
Baay:

Qarax Mujaahidiinta ay caawa ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay askar murtadiin ah oo roondo ku jirtay, waxaana jira khasaaro soo gaaray cadowgaasi.
December 14, 2025 at 4:33 PM
Jubbada Hoose.

Dagaallo saddex jeer lagu jebiyay maleeshiyaadka murtadiinta ayaa waxay galabta ka dhaceen agagaarka Baarka ee duleedka magaalada Kismaayo, waxaa sidoo kale maleeshiyada murtadiinta ee la jebiyay lagu beegsaday weerar madaafiic ah, khasaare ayaana jira.
December 14, 2025 at 4:10 PM
Shilal Baabuur oo Khasaare Geystay oo ka Dhacay Waqooyiga Soomaaliya.

GUJI HALKAN. (faafreebpro.com/shilal-baabu...)
December 14, 2025 at 10:51 AM
Xildhibaan ka tirsan golaha dhawaaqiida kooxda Ridada Soomaaliya ayaa qiray in Murtadiin fara badan lagu laayay camaliyadii Istish-haadiyada ee ka dhacday xera Nacnac ee magaalada Muqdisho
December 14, 2025 at 5:35 AM
Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay howlgal qarax ah la beegsadeen fariisin ay maleeshiyaatka Ridada kaga suganyihiin xaafada Warlaliska ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
December 12, 2025 at 4:42 AM
WAR DEG DEG AH: Istish-haadiyo ah ka Dhacday Gudaha Xero Nac-Nac ee Magaalada Muqdisho.

Akhriso xogta
faafreebpro.com/war-deg-deg-...
December 10, 2025 at 5:21 PM
Itoobiya iyo Eretriya oo Mar Kale Is-waydaarsaday Weerarro Dhinaca Afka ah.

GUJI HALKAN.
faafreebpro.com/itoobiya-iyo...
December 8, 2025 at 10:46 AM
Maamulka ridada ee Jubbaland ayaaa sheegay inay tahay dowlad dhameystiran oo ka madax banaan kooxda Ridada Soomaaliya.
December 8, 2025 at 5:34 AM
Maleeshiyaadka Xukuumadda Mali iyo Murtazaqada Ruushka oo Dad Rayid ah ku Xasuuqay Waqooyiga Dalkaas.

GUJI HALKAN.
faafreebpro.com/maleeshiyaad...
December 7, 2025 at 11:16 AM