Faras media
farasmedia.bsky.social
Faras media
@farasmedia.bsky.social
Warar ku saleysan xaq iyo xaqiiq
Diyaarada cadowga auaa maalintii labaad duqeymo bahalnimo ah ku wada degmada Ceel-baraf.
March 4, 2025 at 10:54 AM
DEG DEG: Ciidamada mujaahidiinta ayaa saakay la wareegay gacan ku heynta deegaanka Boos hareeri oo u dhaxeya Aadan yabaal iyo Cadale.
March 3, 2025 at 7:40 AM
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerar xoog ku gal ah ku qaaday deegaanka Biyo cade.
March 1, 2025 at 9:34 AM
Saddex askari oo ka tirsan ciidamada DF ayaa lagu dilay weerar dhabogal ah oo ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Balcad waxaana laga furtay qoriyihii ay wateen iyo mooto ay ku socdaalayeen.
March 1, 2025 at 7:47 AM
رمضان كريم
March 1, 2025 at 6:56 AM
بسم الله الرحمن الرحيم
March 1, 2025 at 6:55 AM