Ismail Adirahman Mohamed 'Gurei'
banner
ismailgurei.bsky.social
Ismail Adirahman Mohamed 'Gurei'
@ismailgurei.bsky.social
Activist. 😎
Markaan oo kale waxaan soo xasuustaa Ashraf ghani.

Ghani, Ugu dambeen 15th Aug 2021 waxay ahayd markii ay beentii uu dadkiisa u sheegi jiray uu isla asagii fashilay.

#somalia #Afghanistan #Trump #Biden #USA #failedstate #NATO #Taliban #Alshabaab
March 9, 2025 at 10:20 PM
Haddaad aragto Gabadh xaas ah oo nolol qurux badan haystada, waa mid aan isla simin Ninkeeda.

#betterlife #Islam #muslimah #muslimgirl #Happiness #Somalia #Trump
March 8, 2025 at 9:18 PM
Salam, ku soo dhowow Xisaabteyda Rasmiga ah ee BlueSky Social.

#bluesky
March 8, 2025 at 9:58 AM