Dhallinyaradu jeceshahay
Dhiig iyo maalba loo huray
Dhibaatada lagaa dulqaaday…”
“Dawladnimo adaa mudan
Dadkana waad kasbatayee
Dib u dhaca ha aqbalin
Dalkaaga u istaag…”
Mohamed BK
Dhallinyaradu jeceshahay
Dhiig iyo maalba loo huray
Dhibaatada lagaa dulqaaday…”
“Dawladnimo adaa mudan
Dadkana waad kasbatayee
Dib u dhaca ha aqbalin
Dalkaaga u istaag…”
Mohamed BK